TAFAASIIL : Muxuu yahay markabka muranka dhaliyay ee ku soo xirtay Dekada Muqdisho ? .

TAFAASIIL : Muxuu yahay markabka muranka dhaliyay ee ku soo xirtay Dekada Muqdisho ? .

Muqdisho (Raxanreeb )- Soomaaliya iney kamid noqoto wadama markabka Turkigu marayo ayaa kamid ahayd heshiiskii Turkiga iyo Soomaaliya. Balse, Markabka hawshiisu waa xus taariikeed u dhexeeya Japan iyo Turkey.” Is-maan-dhaafku Xagee Ka Jiraa? 1. Turkey waxay cadeysay in markabku ku socdo Japan, ayadoo laxusayo qarnigii ka soo wareegay bilowgii xiriirka caalamiga ee labada dal. Waana arrin taariikh dheer leh. Wuxuuna...

Jabuuti ‘’ Ha is dejiyaan walaalaha Somaliland ‘’.

Jabuuti ‘’ Ha is dejiyaan walaalaha Somaliland ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb )- Wasiirka maaliyadda Jabuuti, Ilyaas Muuse Dawaleh ayaa waraysi uu siiyay VOA-da ku sheegay inaysan jirin wax ay kala socdeen qorshaha Madaxweyne Biixi uu ku saxiixay heshiiskii uu la galay Itoobiya , isagoo markaa caddeeyay inay Somaliland iyadu u madax bannaantahay go’aamadeeda, wuxuuna intaa ku daray  ;  “ Waxaan ku kari waynay Madaxweyne quraaco oo subixii bax, ha...

HESHIIS : Soomaaliya & KENYA oo galay heshiis cusub oo ganacsi.

HESHIIS : Soomaaliya & KENYA oo galay heshiis cusub oo ganacsi.

Nairobi (Raxanreeb )- Dowladda  ayaa  ku dhawaaqday  toddobaadka koowaad ee bisha Maarso inay Soomaaliya la galayso heshiis rasmi ah oo la xiriira arrimaha qaadka , si loo xaqiijiyo faa’iido dhaqaale, loona abuuro hanaan sharci oo ganacsiga qaadku ku shaqeeyo. Xoghayaha beeraha iyo xanaanada xoolaha ee Kenya, Mithika Linturi oo arrintan shaaciyay, wuxuu intaa ku daray  in qaadku uu laf-dhabar u...

DIGNIIN  & khatar laga soo saaray dhibaatada ka dhalan karta roobka gu’a.

DIGNIIN  & khatar laga soo saaray dhibaatada ka dhalan karta roobka gu’a.

Muqdisho (Raxanreeb ) –Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay digniino hor leh oo ku saabsan suurtagalnimada dhibaatooyin ka dhalan kara roobka xilliga gu’a ee ka curtay meelo badan oo dalka , iyadoo ay soo baxyaan cabsi roobka laga qabo in dhibaatooyin uu gaysto. Wasaaradda Deegaanka XFS ayaa soo saartay warbixin ku aaddan saadaasha hawada iyo digniino ku saabsan Isbeddelka Cimilada, iyadoo...

XOG :  Axmed Madoobe & Xasan Sheekh oo arrimo dhaqaalle isku mari waayay.

XOG :  Axmed Madoobe & Xasan Sheekh oo arrimo dhaqaalle isku mari waayay.

Kismaayo (Raxanreeb )- Magaalada Mudisho ilaa iyo hadda waxaa soo gaaray madaxda maamul goboleedyada qaar marka laga  reebo Puntland iyo Jubbaland ee hoggaamiyaasha Saciid DENI iyo Axmed Madoobe. Madaxda Maamul Gobaleedyada Koonfurgalbeed, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa sugan magaalada Muqdisho waxaana la sugayaa Axmed Madoobe oo xogo dheeraad ah ka soo baxaya imaanashihiisa Muqdisho. Shirka Maamul Gobaleedyada oo dib udhac ku...

PUNTLAND :   Iska hor imaad khasaare gaystay oo ka dhacay Garoowe.

PUNTLAND :   Iska hor imaad khasaare gaystay oo ka dhacay Garoowe.

Garoowe (Raxanreeb )- Wararka Raxanreeb ay ka helayso magaalada Garoowe ee Puntland ayaa sheegaya in maanta oo Talaada ah uu ka dhacay xaafado ka mid ah magaaladaas. Sida wararka ay sheegayaan  Iska hor imaadka ayaa dhexmaray rag hubeysa kana dhashay is qabqabsi  dhanka dhulka ah oo  la isu qabsaday . Waxa uu ka dhacay iska hor imaadkan ayaa ka dhacay ...

Shir diyaaradeed khasaare gaystay oo ka dhacay Malaysia.

Shir diyaaradeed khasaare gaystay oo ka dhacay Malaysia.

Malaysia (Raxanreeb )- 10 ka mid ah shaqaale diyaaradeed ayaa dhintay ka dib markii ay isku dhaceen laba diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah oo ay leeyihiin ciidamada badda ee Malaysia, kuwaas oo si xun u burburay. Ciidamada badda ee Maleesiya ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay in labada diyaaradood ay isku dhaceen subaxnimadii Talaadada, xilli ay ka...

Heshiiska difaaca Soomaliya & Turkey : Markab dagaal oo ku soo xirtay Dekada Muqdisho

Heshiiska difaaca Soomaliya & Turkey : Markab dagaal oo ku soo xirtay Dekada Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb )- Dekadda magaalada Muqdisho  waxaa ku soo xirtay  markab nuuca dagaalka ah oo leedahay dowladda Turkiga, markabkan ayaana qeyb ka noqon doona maraakiibta dagaalka Turkiga ee ilaalin doona xeebaha Soomaaliya. Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa horey u kala saxiixday heshiis ciidamada badda Turkiga ku xaqiijinayaan amniga xeebaha iyo biyaha Soomaaliya, kaddib heshiiskii carada badan abuuray ee Itoobiya la...

Sunak ‘’Sogalootiga Rwanda ayaa la gaynayaa si deg deg ah ‘’.

Sunak ‘’Sogalootiga Rwanda ayaa la gaynayaa si deg deg ah ‘’.

London (Raxanreeb )- Raiisel wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa ballan qaaday Isniintii in duulimaadyadii ugu horreeyay ee waddanku u masaafuriyo Rwanda ay ku bixi karaan 10-12 toddobaad gudahood. Sunak ayaa hadalkaan ka sheegay shir jaraa’id, isagoo kiiskiisa si toos ah ugu gudbiyay dadweynaha ka dib markii uu wacad ku maray usbuucii hore in baarlamaanku uu sii jiri doono kalfadhiga illaa...