Golaha Wasiirada Soomaliya oo ansixiyay Hishiis shidaal baaris...

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyey Heshiis ku saabsan soo saarista Shidaalka iyo Gaaska, kaas oo ay wada galeen Soomaaliya iyo Turkiga. Qodobada ugu muhiimsan heshiiska ayaa qoraya in Dowladda Turkiga ay naga caawiso dhanka wax soo saarka shidaalka, sahminta iyo daareysiintiisaba, si ay ummadda Soomaaliyeed ...

Villa Soomaliya oo abaalmarisay arday Qur’aan ku Tartant...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu afur ku maamuusay Tartameyaasha Quuraanka Kariimka ah, iyadoo ay goobjoog ahaayeen Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda, Guddiga Tartanka iyo Hay’adda Culimada Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo abaal-marin guddoonsiiyey 7-da tartame ee ugu sarreeya sannadka labaad...

SODMA oo gargaar bani aadamnimo u dirtay Jubbaland.

Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee Sodma ayaa gargaar bani aadamnimo oo gaaraya 4,000 oo tan maanta u dirtay Dowlad-Goboleedka Jubbaland si loo gaarsiiyo qoysaska u baahan in la gacan-qabto. Dekedda Muqdisho ayaa laga ambabixiyay doon lagu raray kaalmadaan waxaana uu ku xiran doontaa Marsada Magaalada Kismaayo xarunta Kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland oo laga...

Maxay ansixiyeen gudiga joogtada ah ee golaha shacabka ?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 16-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka. Ajandaha kulanka ayaa ahaa warbixinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Qaraarka Buuxinta Kuraasta ka Bannaan Golaha Shacabka. Guddooomiye Sheekh Aadan Madoobe oo warbixin ka siiyay Xubnaha Guddiga Joogta ayaa la wadaagay xaaladda guud e...

News in English

Facebook Feed

Twitter Feed

Videos